Donald Trump

  1. Trump/TikTok graphic

    Mamnuuciddii la daahiyay ee baraha TikTok iyo WeChat ayaan hadda la dhaqan gelin doonin - taas beddelkeed baraha ka dhisan Shiinaha ayaa qiimeyn lagu sameyn doonaa.

    next
  2. Mareykanka waxaa Afghanistan ka jooga ku dhawaad 14,000 oo askari kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka Nato

    Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in 11-ka bisha Sagaalad ee sanadkan lasoo saari doono ciidanka.

    next
  3. Hassan Gelle

    BBC Somali

    Trump

    Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in Trump ay ka kala tageen garyaqaannadii ka difaacayay eedeymaha aqalka sare ee dalkaasi uu u haysto Trump.

    next
  4. Donald Trump in front of Mount Rushmore

    Afartii sano ee la soo dhaafay waqtiga wuu is bed beddelayay - waxaan khubarrada waydiinay inay bidhaamiyaan xilliyadii ugu muhiimsanaa maamulka Trump.

    next
  5. Abas Ali Hassan

    Qoraa

    HIV

    Madaxweynaha waxaa laga gudbiyay mooshin, waxaa lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa dadkii ku xoomay dhismaha Capito Hill.

    next