Tunisiya

  1. Dibadbaxayaasha Tunisia waxaa u badan dhalinyaro

    Booliska Tunisia ayaa sheegay inay xireen in ka badan 600 oo qof iyadoo habeenkii afaraad ay socdaan dibedbaxyo rabshado wata, isla markaana dadka mudaaharaadaya ay dib ugu soo laabanayaan waddooyinka mar walba oo ay boolisku kala diraan.

    next
  2. .

    Nin 81 jir ah oo u dhashay dalka Tunisia ayaa ku guulaystay in maxkamadi isaga garta siiso oo waraaqaha dhalashadiisa ee rasmiga ah laga tirtiro magac muujinaya inuu ka isirran yahay dadkii la adoonsan jiray. Waxa ninkaas la yidhaa Xamdaan Catiiq Daali

    next