Jabuuti

  1. Video content

    Video caption: Jabuuti oo dhisaneysa garoon casri ah

    Dowladda Jabuuti oo dhisaneysa garoon diyaarado oo si casri ah loo dhisay.

  2. .

    Madaxweynaha dalka Masar Abdulfataax Al Sisi ayaa booqasho ku tegay dalka Jabuuti isagoo halkaa kula kulmay dhiggiisa dalka Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

    next
  3. Jabuuti

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti. Wasiirka arrimaha gudaha, Muumim Axmed Sheekh, oo goor dambe oo xalay ah shaaciyay natiijada hordhaca ah ayaa sheegay in Ismaaciil uu helay in ka badan 98% codadkii la dhiibtay.

    next
  4. Newly elected President Ismael Omar Guelleh

    Taariikh ku saabsan dhacdooyiinkii ugu waaweynaa ee Taariikhda Jabuuti, laga soo billaabo sannadkii 825 ee milaadiga.

    next