Taalibaan

  1. Akhundzadeh ma jeclo in uu kasoo muuqdo goobaha fagaaraha, waxaana laga hayaa hal sawir ah

    Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran Mullah Hebatullah Akhundzada ayaa maanta dadweyne kula hadlay magaalada dhacda koonfurta Afghanistan ee Kandahar, waa markii ugu horreysay uu goob fagaare ah kasoo muuqdo tan iyo markii uu xilkan qabtay sanadkii 2016-kii.

    next
  2. Taliban

    Mid ka mid ah kooxda aadka looga baqo ayaa mar kale qabsatay talada Afghanistan. Taliban ayaa sheegtay in haweenka loo oggolaan doono inay wax bartaan ayna shaqeystaan iyadoo la eegayo sharciga Islaamka. Balse haween badan ayaa u cabsi qaba mustaqbalkooda.

    next
  3. The leader of the Taliban negotiating team Mullah Abdul Ghani Baradar looks on during the final declaration of the peace talks between the Afghan government and the Taliban is presented in Qatar's capital Doha on July 18, 2021

    Waxaa jiray warar sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay hoggaamiyeyaasha Taliban, oo uu ku lug lahaa Mr Baradar iyo koox iska soo horjeedda oo daacad u ah shabakadda awoodda badan ee Haqqani.

    next