Farshaxan

  1. Video content

    Video caption: Najma Makena: "Dadka waxay la tahay in shaqo shaydaan aan hayo"

    Najma Makena waa gabar Soomaali ah oo ku nool Nairobi, waxayna tan iyo 2018-kii sameyneysay qurxin weji oo cajiib ah.

  2. .

    Gabadha sawirrada u sameysay filimka lagu magacaabo Normal People ayaa ka warrameysa dhibaato ay la kulantay, xirfaddeeda farshaxanka iyo sawirradii ugu dambeeyay ee ay sameysay, oo soo jiitay BBC-da.

    next