Aragtida seeynis ee abuurka noolaha

  1. Stamp depicting Muslim thinker al-Jahiz

    Charles Darwin waa aabaha looga dambeeyo aragtida seynis ee la xiriirta noolaha adduunka ku sugan, laakiin waligaa ma maqashay seynisyahankii u dhashay dalka Ciraaq ee lagu magacaabi jiray al-Jahiz? Taariikhda aragtida seyniska ee la xiriirta noolaha waxaa loo maleynayaa inay aad ugu horreeyeen muslimiinta.

    next