Ciyaaraha

  1. Sadio Mane

    Ciyaartoyga weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool ee horyaalka Ingiriiska, Sadio Mane, ayaa BBC-da uga warramay sababta ay hooyadiis "u necebtahay Kubadda Cagta" iyo arrimo uusan horay uga warqabin oo ku saabsan horyaalka Premier League-ga.

    next
  2. Video content

    Video caption: Rajada kooxaha daba ordaya Liverpool iyo wararka Premeir league

    Rajada kooxaha daba ordaya Liverpool iyo wararka Premeir league Waxaad ku dhageysataa barnaamijka Ciyaaraha ee isniin kasta oo Mowliid uu soo jeedinayo

  3. Video content

    Video caption: Dhageyso Barnamijka Ciyaaraha ee Isniinta

    Barnamijka Ciyaaraha ee Isbuuclaha ah waxaa maant soo jeedinaya Mowliid Xaaji Cabdi.

  4. Liverpool and Egypt's Mohamed Salah

    Tababaraha xulka Masar ee ay da'doodu ka hoosayso 23 jirka, Shawky Gharib, ayaa doonaya in weerraryahanka kooxda Liverpool Maxamed Salaax uu ka mid noqdo ciyaartoyda da'da weyn ee sanadka soo socda ciyaaraha Olympic-ada xulkiisa u safan doonta.

    next