Al-Shabaab

  1. .

    Xididdada dhaqdhaqaaqyada Salafi-jihaadku waxay dib ugu noqonayaan dabayaaqadii toddobaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay, Waxa ay ka bilowdeen Masar, ka dib markii la aasaasay kooxo xag-jir ah oo ujeedkoodu ahaa in lagu soo rogo nidaam "xukun Islaami ah".

    next