Masar

  1. Arooskii Anwar Saadaat iyo Jihan 29-kii bishii May 1949

    Jihan Saadaat waa xaaskii madaxweynihii hore ee Masar Anwar El Sadaat, waxay Jimcihii ku geeriyootay cisbitaal ku yaalla maagalada Al Qaahira halkaas oo maalmo lagu daweynayay.

    next