Midowga Afrika

  1. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu balan qaaday inuu dib u dhisi doono wadashaqeyntii dalkiisa uu la lahaa Midowga Afrika (AU) daqiiqado kadib markii uu jeediyay khudbadiisii ugu horeysay ee siyaasada arimaha dibada tan iyo markii uu qabtay xafiiska.

    next
  2. Webiga Nile

    Ka dib markii xal lagu gaadhi waayey wada hadalladii u dambeeyey ee ay yeeshaan Itoobiya, Sudan iyo Masar, ayaa waxa maanta oo Salaasa ah la filayaa in ay hogaamiyeyaasha Afriki kulan maqal iyo muuqaal ah kaga wadaxaajoodaan biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya ee la isku maandhaafay ee ay ka dhisayso webiga Niil.

    next