Denmark

  1. Maxbuuska

    Dowladda Denmark ayaa baarlamaanka horgeysay sharci maxaabiiska ku xukuman xabsi daa'inka ka mamnuucaya inay xiriir jaceyl yeeshaan dadka aysan hore u aqoon 10-ka sano ee ugu horreeya noloshooda xabsiga, iyo inay dembiyadooda kaga faalloodaan baraha Internet-ka.

    next