Jaajuus

  1. Houghton, oo 65 jir ah iyo Gee oo 56 jir ahaa-sawir laga qaaday markii xabsiga laga soo daayay sanadkii 1970-kii

    Shabakadda basaasiinta Portland ayaa kamid waxyaabihii soo ifbaxay ee caanka ahaa xilliggii dagaalkii qaboobaa, waxay xadeen xogta nukliyeerka teknooloojiyadda ee badda Britain kuwaas u dusiyay maamulkii Soviet-ka.

    next