Koonfur Afrika

  1. A photo of Agnes Sithole

    Iyadoo jirta 74 sano, ayaa Agnes Sithole waxay geesiyad u noqotay haweenka madow ee ku nool Koofur Afrika kaddib markii ay ku guuleysatay kiis maxkamadeed, kaas oo billowdya kaddib markii ninkeeda ay 50 sano ku dhowaad is qabeen uu isku dayay inuu iibiyo gurigooda.

    next
  2. Luuqad

    Dadyow badan oo reer Afrika ah ayaa lumiyay luuqaddooda hooyo sababo la xiriira luuqadda Ingiriiska oo ay ka dhigteen luuqadda keliya ee ugu habboon ee lagu hadlo iyo in guusha mustaqbalka ay ku xiran tahay barashada luuqadda Ingiriiska.

    next
  3. Dad wax boobaya

    Arrintan ayaa waxay ka dambeysay caro ka dhalatay kadibmarkii la xiray madaxweynihi hore Jacob Zuma? Dadka wax falanqeya ayaa sheegaya in arrintan ay ka dambeysay koox daahson oo ka laxawsaday xiritaanka madaxweynaha kuwaas oo Zuma saaxib la ah.

    next
  4. Rabshadaha South Afrika

    Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa ugu baaqay dadka in ay "ka hortagaan rabshadaha" iyada oo laga jawaabayo qalalaasaha ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhashay xariga Madaxweynihii hore, Jacob Zuma.

    next
  5. Video content

    Video caption: Jaaliayadda Soomaalida oo ka hadashay dhibaatada Koonfur Afrika

    Ugu yaraan 30 qof oo ay ku jiraan 4 Soomaali ah ayaa ku dhimatay rabshadaha ka taagan qeyba ka mid ah Koonfur Afrika ee bilowday markii la xiray madaxweynihii hore Jacob Zuma.

  6. Gosiame Thamara Sithole pictured a month ago

    Gosiame Thamara Sithole, oo 37 sano jir ah, ayaa dhashay 10 canug oo mataane ah, balse waxaa loo maleynayay in 8 canug ay siddo.

    next