Spain

  1. Ciyaartoy tabobaranaya

    Ra'isal wasaaraha Spain, Pedro Sanchez, ayaa sheegay in tartanka horyaalka kubadda cagta La Liga ee dalkaasi dib u furmi doono laga bilaabo 8 Juun hase yeeshee aan taageerayaasha loo ogolaan doonin in ay garoonnada tagaan.

    next