Bariga Afrika

  1. Madaxweynaha deegaanka Tigreega ee dalka Itoobiya Dr Debretsion Gabra-Mikael

    Madaxweynaha deegaanka Tigreega ee dalka Itoobiya Dr Debretsion Gabra-Mikael ayaa sheegay wadahadal si qarsoodi ah loola yeesho TPLF inuusan xal u noqoneyn khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo deegaanka Tigreega, balse loo baahan yahay kulan wadatashi oo heer qaran ah in la qabto.

    next