Hong Kong

  1. Warbaahinta Maxaliga ayaa sheegay in khiyaanadan ay tahay tii ugu weynayd abid

    Haweeneey 90 jir ah oo ka soo jeeda Hong Kong ayaa laga dhacay lacag gaaraysa HK $250 milyan (£ 23m, $ 32m) , arrintan ayaa waxaa soo maleegay rag burcad ah oo iska dhigaya inay yihiin saraakiil Shiineys ah, waxaa sidaasi sheegay booliska.

    next