Qaramada Midoobay

  1. Ciidamadda Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee jooga Darfuur

    Dagaal u dhexeeya qowmiyado wada degga Suudaan ayaa ka dhacay gobolka galbeed ee Darfur, waxaana ku dhintay 48 qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Suudaan oo soo xiganaysa ururka dhakhaatiirta.

    next
  2. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in howlgal ammni ay ka wado gobolka Tigray

    Ciidamada Itoobiya ayaa rasaas ku furay sidoo kalena xiray shaqaalaha Qaramada Midoobay kadib markii ay si toos ah u dhex mareen laba bar kontorool oo ku yaalla waqooyiga gobolka Tigray, afhayeen u hadlay dowladda oo lagu magacaabo Redwan Hussein ayaa sidaas xaqiijiyay.

    next
  3. Antonio Guterres

    Adduunku waa inuu sameeyaa intii karaankiisa ah si looga hortago Dagaal Qabow oo cusub, ayaa uu ka digay madaxa Qaramada Midoobay, xilli uu furayey shir guud oo ay dejinayaan xiisadaha Mareykanka iyo Shiinaha iyo saamaynta aafada Covid-19.

    next