Awoodda Nukliyerka

  1. .

    Duleedka magaalada Albuquerque, ee gobolka New Mexico, koox khubaro ah oo ka tirsan Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa soo saaray hub dhowr nooc ah: Si looga hortago weerarkasta oo Nukliyeer ah ee Kuuriyada Waqooyi kaga imaan kara.

    next
  2. Video content

    Video caption: Muuqaal laga helay duurjoogta ku nool meel ay ka dhacday musiibo nukliyeer

    Duurjoogta ayaa ku badbaadaya meesha ay ka dhacday musiibada nukliyeerka ee dalka Ukraine ee loo garanayo exclusion zone ee Chernobyl.