Kansar

  1. Mammogram

    Dawada Anastrozole horay ayaa loo diyaariyay si ay dumarka u isticmaalaan, laakiin dhakhaatiirtu waxay sheegayaan in dumar badan looga baahan yahay inay qaataan.

    next
  2. Carly Clarke photographs herself in the mirror at a time when her hair was falling out

    Gabadhan sawirqaadaha ah waxay muuqaallo iyo sawirro ka sameysay isbaddalladii cajiibka ahaa ee ku dhacayay markii ay la dagaallameysay cudurka kansarka. Kadibna waxay ku kahsbanaatay inay mar kale dib ugu soo celiyo howshii oo dhan.

    next
  3. Cayilka oo la sheegayo inuu keeni karo kansar dumarka ku dhaca

    Cayilka ayaa la filayaa inuu ilaa sannadka 2043ka noqdo caqabad ka weyn sigaarka oo dumarka UK uu ku rido cudurka Kansarka, taasoo ka weyn xitaa sigaarka, wuxuuna noqon doonaa waxa ugu weyn ee mudan in laga hor tago, sida lagu saadaaliyay warbixin ay UK ka soo saareen koox cilmi baareyaal ah.

    next