Dhibaatada Ebola

  1. ,

    Toddobaadkaan ayaa fayraska cudurka Ebola waxa uu ka soo gudbay dalka Jamhuuriyadda Dumuquraadiga ah ee Congo una tallaabaday dalka Uganda, balse waxaa jira sababo keeni kara in cudurkaasi la xakameeyo oo aanu u gudbin dhanka kale ee xuduudda.

    next
  2. Ku dhawaad 1,400 oo qof ayaa u dhintay cudurka Ebola ee ka dillaacay DR Congo

    Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Uganda ayaa sheegtay in 7 qof oo goor hore loo karantiilay in uu ku dhacay cudurka Ebola haatan laga waayay cudurkaasi.

    next