Sacuudi Carabiya

  1. Lisanka ku dhacay ayaa dhalan gediyey oo way adagtahay in si buuxda loo daraasadeeyaa

    Sawirro geel laga qoray dhadhaabo buureed oo ku yaal Sucuudiga ayaa la qabaa in ay yihiin kuwa ugu da'da weyn ee sawirro aadame dhagaxaan ka qoro dunida ah, sida lagu sheegay daraasad soo baxday.

    next
  2. Sannadkan waxaa nadaafinta hoggaaminayay Sheekh Khaalid Al-Faysal oo ah amiir ka tirsan Boqortooyada.

    Tan iyo intii boqortooyada hadda jirta ay maamuleysay waxaa kacbada la dhaqi jiray laba goor sannadkii, balse ilaa afar sano ka hor ayaa la joojiyay waxaana laga dhigay hal mar sannadkiiba.

    next
  3. .

    Waxaa soo if baxay khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo in muddo ah xulafo ahaa, khilaafkan ayaa ka bilowday shirkii OPEC ee dhawaan uu u qabtay Ururka waddammada dhoofiya shidaalka iyo waddamada kale ee soo saara saliidda.

    next