Qadar

  1. .

    Wafddi u hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray dalka Qadar kadib markii uu casuumaad ka helay amiirka dalkaas Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani, sida ay sheegtay dowladda.

    next
  2. Ruushka iyo Taliban

    Xilli Mareykanka iyo dalal badan oo reer galbeed ah ay u kala cararayaan sidii ay muwaadiniintooda uga saari lahaayeen Afghanistan, waxaa haddana jira dalal aan ka walwalsaneyn sii wadidda xiriirka ay la leyihiin hogaamiyayaasha cusub ee Taalibaan.

    next
  3. .

    Waxaa soo if baxay khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo in muddo ah xulafo ahaa, khilaafkan ayaa ka bilowday shirkii OPEC ee dhawaan uu u qabtay Ururka waddammada dhoofiya shidaalka iyo waddamada kale ee soo saara saliidda.

    next
  4. Wasiirka Maaliyadda Qatar Ali Shareef al-Emadi

    Wasiirka Maaliyadda ee Qatar ayaa xabsiga loo taxabay sababo la xiriira in uu awoodisa ku takrifalay iyo in si khaldan uu u isticmaalay hantida dadweynaha ee dalkan khaniga ku ah gaaska ee khaliijka ku yaala, sida warbaahinta ay ku waramayso.

    next
  5. Qatar's Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani is greeted by Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman on arrival in al-Ula, Saudi Arabia (5 January 2021)

    Dowladaha ayaa isku afgartay in "xurgufta ka dhaxeysa ay dhinac iska dhigaan" kaddib markii ay isugu tageen shirka dalalka khaliijka, sida uu sheegay wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga.

    next