Diin

  1. Corinne Rey oo ah gabadh sameysa sawir gacmeedka

    Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday weerarkii lagu qaaday wargeyska Charlie Hebdo ee daabacay sawir gacmeedyo laga sameeyay Nebi Maxamed (NNKH), ayaa ka hor marqaati furtay maxkamadda qaadaysay kiiska eedeysanayasha.

    next
  2. Sheekh Cabduraxmaan Sudays

    Mowqifka rasmiga ah ee dalalka Carabta ee heshiiska Imaaraatka iyo Israa'iil ayaa waxa uu kordhiyay cabsida iyo rajada dadka qaar ay ka qabaan in mustaqbalka la arki doono Israa'iil oo galaangal wayn ku yeelata gobolka Carabta gaar ahaan Khaliijka.

    next
  3. Cabdishakuur Casoowe

    Nairobi

    .

    Sheekh Mustafe oo ka mid ah culumaa'udiinka ugu caansan Soomaalida ayaa markii ugu horreysay ka hadlay taariikh nololeedkiisa.

    next