Siyaasadda

  1. .

    Atoorahan ayaa lagu dhaliilayaa inuu ka qeyb gali waayay kulamada aqalka baarlamaanka ee uu xubinta ka yahay, isagoo qof kale u wakiishay howlahaas.

    next
  2. Cabdishakuur Casoowe

    Nairobi

    .

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dowladda Federaalka ugu baaqay inay dadka reer Galmudug u deyso arrimahooda.

    next
  3. Donald Trump

    Shaki kuma jiro in dhaqaalaha Iraan uu dhaawac ka soo gaaray cunna-qabateynta hore loo saaray, balse way adag tahay in dagaal looga adkaado.

    next