Caafimaad

  1. Canug ku ciyaaraha xeebaha berbera

    Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF, ayaa ku dhawaaqday in magaalada Berbera ee jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ay ku guulaysatay abaalmarainta maamulka magaalooyinka carruurta u fiican.

    next
  2. atisha

    Hindhisada soo booddada ah waxaa lala xiriiriyay suuxitaanka degdegga ah, kaasoo mararka qaar khatar aad u weyn leh.

    next
  3. Waxaayabaha carafta leh

    Waxyaabaha udgoon sida cadarada ay banii'daanka isticmaalaan ayaa waxay kamid yihiin waxyaabaha uu isbaddalka u horseedayo garaadka macmalka ah ee loo yaqaanno Artificial Intelligence (AI) si tayadooda iyo waxtarkooda loo xoojiyo.

    next
  4. m

    Nadaafadda afka waa dhibaato ay khubarradu ku sheegeen inay saameyso ku dhowaad 25 boqolkiiba bulshada caalamka. Waxaa jira waxyaabo badan oo dhibaatadan sabab u ah, balse intooda badan waxay la xiriiraan nadaafadda afka.

    next
  5. .

    Waayeelnimadu waa dhab oo waa lama huraan, waana halka uu qof walba ku dambeyn doono hadii uu nool-yahay balse hidde -sidaha uu aainsan yahay seenisyahan David Sinclair ayaa taas beeniyay.

    next