Waxbarasho

  1. Eng. Maxamuud Jimcaale

    Madaxweynihii hore ee Jaamacadda Jamhuuriyaha

    Eng. Maxamuud Jimcaale

    Ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya, 1991, dadkii uu khasaaraha soo gaaray waxaa ka mid ahaa ardeydii jaamacadaha.

    next
  2. Jesse Thistle

    Jesse Thistle, oo iskuulka isaga tegay, ayaa ka soo kabtay la qabsiga daroogada iyo derbijiifnimada si uu u hiigsado waxbarashadiisa sare.

    next
  3. A NASA model representation of planet K2-141b, bright red and yellow over the dark universe

    Kusoo dhawoow meeraha K2-141b, oo ah ‘dhul cajiib ah’ kuleyl dartiis dhagaxyada ayaa dhalaala oo sida roobka usoo da'a, biyaha waxay ka sameysan yihiin dab, dabeyshuna waxay ku socotaa xawaare aad u dheereeya. Sidaasoo ay tahayna waxay kula ahayd in meeraha dhulka ay xaaladdiisu adkeyd 2020-ka!

    next
  4. Ardey wax ka baraneyso iskuul ku yaalla Masar

    Dadka isticmaala baraha bulshada Masar ayaa si weyn u hadal hayaa warka ku saabsan in ardey u dhalatay dalkaas lagu khasbay inay xijaabka xirtaan marka ay tegayaan iskuul lagu barto luqadaha oo ku yaalla deegaanka Belbeys oo ka tirsan gobolka Sharqiya.

    next