Haween

  1. Video content

    Video caption: Maalinta caalamiga ah ee DUmarka Miyiga

    Maanta waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee haweenka reer guuraaga ah, ujeedaduna waxay tahay in la aqoonsado doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin nolosha miyiga.

  2. .

    Taliban ayaa u muuqataa in dalka Afghanistan ay ka mamnuucday wasaaradda qaabilsaneyd arrimaha haweenka isla markaana ay ku baddashay wasaarad qaabilsan fidinta arrimaha dacwada ee dalkaas.

    next