Xuriyadda saxaafadda

  1. Tabu Butagira

    Tifaftiraha mid ka mid ah wargeysyada ugu waa weyn dalka Uganda ayaa loo yeedhay si ay su'aalo u weydiiyaan booliska, kadib markii uu soo tabiyay natiijooyinka ka soo baxay baadhitaanka BBC-da ee dilkii booliska ee sanadkii hore ka dhacay magaalada Kampala.

    next