Xuquuqda Biniaadanka

  1. Ciidanka Itoobiya

    Rai'sul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen.

    next