Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO)

  1. Person being tested for Covid-19

    Qaar ka mid ah bukaannada ka caafimaaday fayraska Covid-19, ayuu markale ku dhacay. Haddaba muxuu fayraskan kaga duwan yahay hargabka caadiga ah?

    next
  2. Keydinta ugxanta waxay haween badan u ogolaatay fursadda ah inay uur qaadaan, kuwaas oo markii hore in uur ay qaadaan suurogeli weyday

    Waxaa aad loogu riyaaqay teknooloojiyadda casriga ah ee qaabilsan xallinta arrimaha taranka. Haweenka waxaa hadda suurogal ah in ay uur qaadaan ama ay dhalaanba iyaga oo dhaafay da'da dhalmada marka loo eego dumarkii hore, balse sidey macquul u tahay in teknooloojiyadda ay ka qeyb qaadato ilaalinta dhalmada?

    next