Dembiga internet-ka

  1. Shukaansiga khiyaanada ah ee Internet-ka

    Sideed nin oo reer Nigeria ah oo lagu eedeeyey falal dambiyeed ay ka geysteen bog internet-ka ah oo la isku shukaansado ayaa la hor keeney maxkamad ku taal Koonfur Afrika ka dib hawlgal ballaadhan oo caalami ah oo ay ka qayb galeen FBI iyo Interpol.

    next