BBC

  1. Julian Keane

    Waxaa laga tacsiyeynayaa geerida Julian Keane, oo ka mid ah wariyeyaashii muddada dheer ka shaqeyn jiray BBC-da, kaasoo markii uu muddo dheer xanuunsanaa ka dib dhintay isagoo ay da'diisu ahayd 57 sano.

    next