Sawirro

  1. Caruur sidata Saxamo oo saf ugu jira cunno qeybin

    K M Asad ayaa ku guuleystay sawir qaadaha sanadka 2020 ee tartanka sawirada cunooyiinka ka db markii ay sawir ka soo qaaday carur saf ugu jirta cunna qeybin xero qaxooti oo ku taalla Bangladesh islamarkana ay ku jiraan qaxootiga reer Rohingya.

    next