Dalxiis

  1. .

    Mid ka mida meelaha dhulka ugu farxadda badan ayaa ku taal badhtamaha badda Baasifigga, waa Vanuatu. Dalkan saddex geesoodka ah ee ay ku dhex yaallaan, ku dhawaad 80-ka jasiiradood, ee u dhaw una jira wax gaadha 2,000km bariga Australia, ayaa ka mid ah afarta dal ee ugu farxadda bada dunida.

    next