Boko Xaraam

  1. .

    Xididdada dhaqdhaqaaqyada Salafi-jihaadku waxay dib ugu noqonayaan dabayaaqadii toddobaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay, Waxa ay ka bilowdeen Masar, ka dib markii la aasaasay kooxo xag-jir ah oo ujeedkoodu ahaa in lagu soo rogo nidaam "xukun Islaami ah".

    next
  2. Abubakar Shekau

    Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad islaami ah oo uu dagaal kala dhexeeyo kooxdaas.

    next