Shiinaha

  1. Ruushka iyo Taliban

    Xilli Mareykanka iyo dalal badan oo reer galbeed ah ay u kala cararayaan sidii ay muwaadiniintooda uga saari lahaayeen Afghanistan, waxaa haddana jira dalal aan ka walwalsaneyn sii wadidda xiriirka ay la leyihiin hogaamiyayaasha cusub ee Taalibaan.

    next
  2. Markabka dagaalka ee HMS Queen Elizabeth

    Shiinaha ayaa uga digay raxanta marakiibta dagaalka ee Ingiriiska ee Carrier Strike Group ee uu hor kacayo midka diyaaradaha qaada ee lagu magacaabo HMS Queen Elizabeth aanay ku dhaqaaqin "falal aan haboonayn" marka ay galaan badda lagu muransan yahay ee South China Sea.

    next
  3. .

    Sida dhalinyaro badan ay isku da' yihiin, gabadha lagu magacaabo Ruxin oo 23 sano jir ah oo ku nool Shiinaha waxay maalin kasta isha ku haysaa baraha bulshada si ay ula socoto wararka ku saabsan qallinka wejiga ee is qurxinta.

    next