Jaamacadaha Somalilanad oo shir u soo gabogaboobay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jaamacadaha Somalilanad oo shir u soo gabogaboobay

Waxaa lagu soo gebogabeeyay magaalada Hargeysa bandhig dhawr maalmood u socday 32 jaamacadood oo ku yaalla guud ahaan Somaliland.

Bandhigaasi maxay jaamacad kaste ku soo bandhigtay?. Maxayse tahay faa'iidada uu u leeyahay tayayna waxbarashada?.

Arrimahaas ayaan ka waraysanay Bare sare Suleymaan Axmed Guuleed oo ka tirsan gudiga saree e Jamaacahada Somaliland, weriyaha BBC-da ee magaalada Hargeysa Axmed Siciid Cige ayuuna u waramay.

Mowduucyada la xiriira