Zambia ayaa qabanaysa doorasho madaxweyne iyo afti dastuur ayadoo waddanka uu qabtay afar doorasho in ka yar toban sano.

Zambia ayaa qabanaysa doorasho madaxweyne iyo afti dastuur ayadoo waddanka uu qabtay afar doorasho in ka yar toban sano.

Dadka reer Zambia ayaa dooran doona madaxweyne markii labaad 2 sano gudahood. Waxay qabteen afar doorasho in ka yar toban sano, sababtoo ah laba madaxweyne oo dhintay 2008 iyo 2014.