IGAD oo ka hadashay shirka beri ka furmaya Jowhar
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wakiilka IGAD waxa uu sheegay in odayaasha Hiiraan inay shirka ka qeybgalaan

Sabtida waxaa la filayaa in Jowhar uu ka furmaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellada Dhexe.

Balse, qaar kamid ah odayaasha dhaqanka eek u sugan Beledweyne ayaa diidan in shirkaasi ay ka qeybgalaan.

Odayaasha ayaa waxa dalbanayaan in gobolka Hiiraan lakala qeybiyo oo laba gobol laga dhigo.

Ayadoo cabadahaasi ay jiraan ayey dowladda iyo ururka IGAD waxa ay doonayaan in la furo shirka sida uu BBC-da u sheegay Maxamed Cabdi Afey, wakiilka Igad ee Soomaaliya.

Axmed Xaji Xasan ayuu u warramay