Xaaladda suuqa Islii oo maanta caadi ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday

Iyado baryahan ay dhibaato ka tagneyd ganacsiga xaafada Soomaalida ay degto ee Islii, ayaa waxaa banaan baxyadaasi ay qasaaro kaso gaartay dadka gancsadatada ee xaafada.

Hadabo qasaaraha soo gaadhay iyo waxaa xiga ay damacsanyihin ganacsatada ayaa wariyaha BBC.da Bashiir Maxamed Caato waxaa uu ka wareysatay xoghayaha guddiga ganacsatada ee Islii Mr Cumar Xuseen, wuxuuna ugu horeyntii weydiiyay bal qasaaraha soo gaadhay dhowrkii malmood ay socdeen banaan baxyada.