Madaxwayne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu xilka ka dago

Madaxwayne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu xilka ka dago

Waxaa xalay ku ekaa afartii sano ee Madxaweynaha Xasan Sheekh Maxamuud xilka loo doortay.

Haddaba Murashixiin xilka madaxtinimada ee Soomaaliya u taagan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha in uu xilka ka dego.

Isbaheysi ay ku mideysanyihin murashixiinta oo la magac baxay Isbaheysiga Isbedel doonka ayaa ku shiray magaalada Muqdisho.

Hadaba safiirkii hore Soomaaliya u fadhiyay Kenya Mohamed Ali Noor Ameeriko oo afka isbahaysigaasi ku hadlay ayaa u waramay weriyaha BBC, Bashiir maxamed caato.