Xilliga kuleylka xagaaga iyo berbera
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xilliga kuleylka xagaaga iyo berbera sida dadka ay ugu nool yihiin

Magaalada Berbera waxay ku jirtaa hadda xiliigii xagaaga ee ay ugu kululeyd.

Dadka reer Berbera xilligan kuleylka siyaabo gaar ah oo duruuftu bartay ayay u noolaadaan. Waxaa ka mid ah ah inay shaah abdan cabbaan,

Axmed Saciid Cige ayaa mar uu dhowaan shaqo u tegay Bebera ayaa la sheekeystay qaar ka mid ah dadweynaha reer Berbera oo uu dooddan u qabtay labo ka mid ah.