Dhageyso: Maxaa laga filayaa shirka Jowhar ka furmay?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga filayaa shirka Jowhar ka furmay?

Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo booqday magaalada Jowhar waxa uu markale furay shirka maamul u sameynta Shabellada Dhexe iyo Hiiraan.

Laakiin weli waxaa jiro odayaal kasoo horjeeda shirkaasi oo ku sugan Beledweyne.

Urur goboleedka IGAD iyo dowladda iriixaya in shirkaasi si degdeg ah loo dhammeeyo, oo uu ku idlaayo ka hor doorashada Soomaaliya.

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo ah Ugaaska beel ka mid ah beelaha goboladaasi oo shirka ka qeybgalaya ayaa u warramay weriyaha BBC-da Rage Xasan.

Mowduucyada la xiriira