Dhaawaca weerarkii Maraykanka oo la geeyay isbitaal Galkacyo
Dhaawaca weerarkii Maraykanka oo la geeyay isbitaal Galkacyo
Dadkii ku dhaawacmay weerarkii Maraykanka uu ku qaaday meel u dhow Gaalkacyo ayaa la dhigay isbitaalka koofurta magaalada gaalkacyo.
Dr. Maxamuud Axmed Maxamed,oo ka mid ah dhakhaatiirta ka shaqeysa isbitaalka koofurta Gaalkacyo ayaa wariyahayaga u sheegay dhaawacyada ay dhigeen isbitaalka.