Daawo: Siyaasadda Trump ee ku aadan soogalootiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Siyaasadda Trump ee ku aadan soogalootiga

Arrinta dadka soo galootiga ah ee dalka Mareykanka waxay ahayd mid ka mid ah arrimaha ay aadka ugu kala aragti duwan yihiin labada musharrax ee aqalka cad u tartamaya.

Donald Trump fikradisiisa waxaa ka mid ah in soo galootiga la diido, halka Clinton ay qabto in qaxootiga la qaabilo.

Qareen Cabduwaaxid Cusmaan Qalile, waxa uu u doodaa dadka soo galootiga ah ee Mareykanka.

Waxa uu u waramay weriyaha BBC-da ee Mareykanka, Maxamed Xaji Xuseen Shiine.