Golaha abwaanada Soomaaliya oo nabadeyn ka wada Gaalkacyo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Golaha abwaanada Soomaaliya oo nabadeyn ka wada Gaalkacyo

Dhowaanahan waxaa magaalada Gaalkacyo ku sugnaa xubno ka socda golaha abwaanada Soomaaliyeed kuwaas oo doonaya in magaaladaasi uusan mardambe dagaal ka dhicin.

Waxay la kulmeen qeybaha bulshada iyo masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug.

Waxaa ka mid ah abwaanadaas, Maxamed Cabdi Faarax, oo loo yaqaano Abwaan Looyaan oo qadka telefoonka ee Gaalkacyo iigu warramay....

Mowduucyada la xiriira