Dadka naafadaha oo "aan helin qoondadoodii doorashada"
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka naafadaha oo "aan helin qoondadoodii doorashada"

Qaar ka mid ah dadka u dooda xuquuqda dadka uu lixaadkoodu kala dhiman yahay ee Soomaaliya ayaa sheegay in gebi ahaanba loo diiday xuquuqdoodii dastuuriga aheyd ee ay kaga qeybgeli lahaayeen doorashada dadban ee haatan ka socota dalka.

Waxa ay sheegeen in loo faquuqay lixaadkooda oo kala dhiman awadeed, oo in ay tartamaan iskaba dhaafee loo diiday inay ka mid noqdaan ergada wax dooranaysa, misana aanan meelna loogu xariiqin qoondo u gaar ah balse ay wax badan ka badeli karaan hannaanka Soomaaliya uu uga gudbiyo dhibaatada.

Maxamed Cali Faarax waa nin laf ahaantiisa naafo ah una ololeeyo xuquuqda dadka qaba baahiyaha gaarka ah, cabashada ay qabaan dadka naafada ah ayuu uga warramay Xasan Cali Geelle.

Mowduucyada la xiriira