Dhageyso: Maxay tahay sababta Puntland ay u hakisay doorashada?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Maxay tahay sababta Puntland ay u hakisay doorashada?

Puntland ayaa hakisay Doorshooyinka aqalk hoose ee Barlamaanka Soomaliya oo ka socday Garoowe.

Waxay arrintaasi sabab uga dhigtay in ay ka carootay in xubno ay ku sheegtay inay yihiin dad asal ahaan ka soo jeeda deegaanada Puntland, basle deegan ay Somaliland ay ku lahaayeen oo ay ahayd doorasho ahaan in la raaciyo Puntland hadda la raaciyay dhanka Somaliland.

Afhayeenka dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) ayaa sababta ay doorashada u hakiyeen uga waramay weriyaha BBC-da Suheyba maxamed Badqas.

Mowduucyada la xiriira