Taxanaha awoodda dumarka Afrika Waxaan ku eegeynaa gabar Nayjeeriya u dhalatay
Taxanaha awoodda dumarka Afrika Waxaan ku eegeynaa gabar Nayjeeriya u dhalatay
Taxanaheenaha ‘Awoodda Dumarka’, kuwaas oo heer sare ka gaaray mihnadahooda. Maanta waxaan ku eegeynaa gabar aan Nayjeeriya kula kulannay, waxay madax ka tahay shirkad dalal badan ka qabata hawlaha la xiriira tiknoloojiyada.