Daawo: Qarax 21 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

Daawo: Qarax 21 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ugu yaraan 21 qof ku dilay magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.

Wararka qaar waxay sheegayaan in dhimashada ay intaa ka badan tahay.